Free Web Hosting Provider - Web Hosting - E-commerce - High Speed Internet - Free Web Page
Search the Web

Telesom Gabiley Region

Boga Sawirada. Telesom Gabiley Telesom Wajaale Telesom Arabsiyo Telesom Gabiley Region Adeegyada Telesom

TELESOM COMPANY. The Reliable Choice.

Learn to walk before you run!!!!!.

Shirkada Telesom waa hormuudka shirkadaha isgaadhsiinta ee ka hawgala jamhuuriyada Somaliland. Shirkada Telesom waxa ka go’an inay macaamiisheeda siiso adeegyo tayo leh islamarkaa macaamiisha ugu adeegta si heersare ah oo hormar leh. Shirkada telesom waxay ku caanbaxday inay sanad walba hirgaliso adeegyo cusub iyo barmaajibyo kale oo khaas u ah macaamiisheeda. 
Shirkaddu Waxa ay ka hawlgashaa 20 magaalo oo kala ah: Hargeysa, Arabsiyo, Gabiley, Wajaale,Allaybaday Boorama, Berbera, Sheekh, Burco, Oodwayne, Buuhoodle, Caynabo, Ceel Afweyn, Laascaanood, Xudun, Boon, Xariirad,ceerigaabo Lowyacaddo, Saylac iyo 60 Tuullo oo ku kala Baahsan dalka oo dhan. Shirkadda Telesom waxay dadka bartay in aan adeega telefoonka loo isticmaalin kaliya in hadal laga dirsado balse waxa ay fududaysay in loo isticmaalo adeegyo kale oo farabadan sida: In aad GSM-ka Telesom kala socon karto wararkii ugu dambeeyay ee gudaha iyo dibaddaba, barnaamijyo waxbarasho sida Qaamuuska, Ascaarta badeecadaha dalka gudihiisa, qiimaha sarifka lacagaha iyo sayladaha xoolaha ee magaalooyinka Hargeysa iyo Burco. Iyada oo la jaanqaadaysa isbedbedalka Technology-ga shirkaddu waxa ay gacanta ku haysaa horumarinta adeegyo kale oo casri ah, bulshadana faa’ido u leh.  Shirkada Telesom idayada oo ka fikiraysa dadkeena qurbaha jooga isla markaa u madhixnaysa jeebooda ayaa waxay u samaysay dadka reer Somaliland ee qurbaha jooga laba adeeg oo iyaga u khaas ah loogu magic daray ilahadal iyo callback. Adeegyadan oo suurto galinaya dadkeena qurbo joogta ahi inay dadkeen degan Somaliland ay kula soo hadli karaan lacag aad iyo aad u raqiis oo la odhan karo  waaba billaash

TUULOOYINKA HOOSTAGA TELESOM GABILEY, WAJAALE, ARABSIYO IYO NUMBERADOODA

1Aayar Dega.  
2abaarso  4159019 
3Agabar4651001 
4Agamsaha  
5Ateerka Goray  
6Biyo Macaan  
7Boodhley643711 
8Boodhley.  
9Boqor.  
10Botor.  
11Buqdhada.  
12Bus.  
13Butuji  
14caabdula  
15Caada.  
16Cabdi C/Laahi  
17Cabdi Fagadhe.  
18Cadmadooni  
19Cali Cumar.  
20Cali Xaydh.  
21Caro Guduudan  
22Caro yaanbo  
23Caydaroosh  
24Ceel Bardaale.  
25Ceel Geniseed.  
26Ceel giniiseed  
27Daarasalaam 46504014650401 
28Dacawaley  
29Dhagax gaalka  
30Dhagax kuure  
31Dhalaada.  
32Diini goobaale  
33Farawayne.  
34Gaashaamo  
35Gaashaamo.  
36Galoolay.  
37Garba-Haadley4600096 
38Ged hora  
39Geed abeera  
40Geed Ballaadh4600097 
41Geed goble4600094 
42Geedeeble  
43Gees dheere  
44Gobolwanaag  
45Godka Carada  
46Gogaysa.  
47Goryo  
48Harcadaad  
49Harta geele  
50Heeryo  
51Hora haadlay  
52Huluuq  
53Idhanka Deerayahanka.4464885 
54Ijaara.  
55Ijiwaaji.4462239 
56Ilimaha  
57Ilimaha.  
58Ilka wayne  
59Ilka Wayne.  
60Ilma Dado.  
61Indhanka deerayahanka  
62Isha naadurta  
63Jibraciinka  
64Jidhi  
65Jidhi  
66Jufa  
67Jufada.  
68Kaambarwaaqo  
69Kalabaydh4464883 
71Kidiga  
72kor jiga  
73Laaca  
74laalayska  
75Laaya.625040 
76Laaye  
77Lafta farawayne4464881 
78Lafta Farawayne.  
79Layga cas  
80Magaala cad  
81Magaala farxaan  
82Magaalo mataan643712 and 4600093 
83Magaala Shucayb  
84magaalo cad4600091 
84Magaala Xaad4600098 
85Magaalo Cigaal  
86Magaalo Cigaal.  
87Magaalo Qawdhan.  
88Magaalo Xoosh.  
89Maluugta  
90Maraaga  
91Mashruuca  
92Qaaliga Marda  
93Qalooc   4600089 
94Qudhaca  
96Satiile4600092 
97Satiile.  
98Taysa.4464880 
99Tincada  
100Tincada.  
101Toljeclaha  
102Udaan  
103Waalid xoor (waadi Janno)4600090 
104Wadada godka  
105Wado makaahiil4651002 
106Xadrada xaaji Daahir 4600095        
107Xasaadin  
108Xidhinta  
109Xidhinta.  
110Xuunshaley  

HORYAALKA ISGAADHSIINTA SOMALILAND

Adeegyada shirkada Telesom ay bixiso waxaa ka mid ah:-

1.      FIXED LINE

2.      GSM

3.      INTERNET

  1. CALL BACK
  2. ILA-HADAL

HORYAALKA ISGAADHSIINTA SOMALILAND

 

HORYAALKA TELEFOONADA GEESKA

tolkii kala fogaadiyo xigaal kala tabaaloobay,teel teel warkoodii noqdee kala takoornaaday,ee gudcur tafaha soo rogtiyo taash mugdiyi haystay,sida waa tiraabtiyo iftiin aradka taam yeelay,tiriig iyo adeeg kaamiloo laabtu tabanaysay,

TELESOM horteed maanu helin maalintay timide.