Adeega Telesom
Boga Sawirada.
Telesom Gabiley
Telesom Wajaale
Telesom Arabsiyo
Telesom Gabiley Region
Adeegyada Telesom
- Fixed line oo aad ka leh
- GSM
Runtii mudo badan ayaan u baahnayn in aan xidhiidhkeena ganacsi,eheladeena iyo asxaabteena kula soo hadalno qiimo macquul ah.
Hadaba iyada oo shirkada telesom ka duulaysa baahiyaha dadwaynaha waxaa ay suuro galisay adeeg cusub oo kuu buuxiya baahiyahaas lana yidhaa CALL BACK si fududna lacag aad ugu shuban karto.

